| Home | World News |
OTHER WEB LINKS |
|
|
|
|
|
|
|
|
| Arab News |
| Gulf News - UAE |
| Globe & Mail - Ottawa |
| Toronto Star - Toronto |
| The Gezette - Montreal |
| The Guardian - UK |
| Politico - USA |
|
Go'aankii Golaha Wakiiladu uu ku laalay diiwaan-gelintii oo gilgishay seddexdii xisbi qaran
Fort McMurray (Bederwanaag News) November 13, 2011- Go'aankii Golaha wakiiladu ku laalayeen diiwaan-gelintii madmadawga fara badani hadheeyay ee hore loogu galay doorashadii Madaxweynaha Soomaalilaand oo ka midnoqday go'aamadii taariikhiga ahaa ee dhawaanahan ka soo fulayay Golaha Baarlamanka. Hasa yeeshee gari laba ruux kama wada qoslisaa hore loo yidhiye Xisbiyadii iyo ashkhaastii ku suntanaa madmadowgaa dhooqeeyay diiwaan-gelintii hanida inoo noqon lahayd oo iyagu ku andacoonaya in uu go'aankan laalistu halis iyo nabad-gelyo darri wadanka u horseedi doono.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi La Rajacuun
Fort McMurray (Bederwanaag) November 11, 2011 - Anigoo ah Maxamed Axmad Wacays "Shiine" oo ku hadlaya magacayga ka caruurtayda iyo ka hawl-wadeenada Bederwanaag News, ayaa waxaan halkan tacsi uga diraynaaa guud ahaan reer Haji Aden Cilmi Qabile gaarahaana reer Yussuf H. Aden iyo ehelkoodaba, anoo ka tiiraanyaysan geeridan naxdinta leh uu ku timid Marxuum Maxamed Yusuf H. Aden, oo maanta ku geeriyooday magaalada London. Waxaanu leenahay Ilaahay maxruunka ha u naxariisto, walaalihii, caruurtiisuu, ehelkiisii, qaraabadiisii iyo asxaabtiisiiba samir iyo iimaan Eebe ha inaga siiyo.. AAMIIN AMIIN
Taagero War Saxaafadeekii Labada Xisbi ee UDUB iyo UCID
Toronto (Bederwanaag) September 25, 2011 - Hadii aanu nahay dadka qurbe-jooga ah ee ka soo jeeda Bahweynta HABAR YOONIS, waxaanu si buuxda u taageeraynaa war saxaafadeedkii ka soo baxay labada xisbi ee UDUB iyo UCID, kuna taariikhaysnaa 19kii bisha September, 2011. Kaas oo ay ku deedafaynayeen in doorashada soo socota aan lagu galin diiwaan-gelintii hore ee aan dhamaystirka ahayn. Hadaba Anagoo taageerayna war-saxaafadeedkaa, waxaanu leenahay waxaa mudan in la xaq dhawro lana ilaaliyo muwaadinka xuquuqdiisa sida uu qoraayo distuurka u yaala qaranka Somaliland, kaas oo ina faraaya in qofkasta oo reer somaliland ah oo ku nool wadanka uu xaq u leeyahay in la doorto waxana uu doorto. Sidaa awgeedna anagoo ka duulayna labadan qodob ee hoos ku qoran waxa aanu ku baaqaynaa in aan lagu gelin doorashada soo socota diiwaan gelintii hore. Sii Akhri/Read more
Xuska Afar Iyo Toban Guuro ee Geeridii Marxuun Muj. Cali Saleebaan Bidde (AHUN)
Fort McMurray (Bederwanaag) September 3, 2011 - Sept.02, 2011 - Alle ha u naxariiste Muj. Cali Saleebaan wuxu ku dhashay magaalada Hargeysa hilaadii 1949kii, iyadaanu ku korey. Wuxuu Quraanka ku bartay malcaamadii Alle ha u naxariiste Macalin-Haaruun ee ku taalay dhinaca waqooyi ee doox Hareysa ahaydna badhtamaha magaalada. Dugsiga hoose wuxuu ka baxay Dumbuluq Elemntary-School Hargeisa, Dugsiga Dhexena wuxuu ka baxay Trading-school-kii hargeisa. Waxa hadana uu tacliin sare u tegay Ruushka iyo Garmalka halkaas oo uu ka soo bartay Cilmiga Mechanical Engineering. Akhri/ Read qormadan ka midka ah taariikhdiisii
In Somaliland, less Money has brought more democracy
London (Bederwanaag) August 26, 2011- Unable to access foreign aid, Somaliland's government has had to negotiate with citizens and business leaders for financial support – and provide stability and democracy in return As the humanitarian crisis in southern Somalia threatens millions of lives, Somalia's little-known northern neighbour, Somaliland, is doing so well that its government recently offered to send aid across the border. That a small and relatively poor country that is also suffering from the ongoing drought would be in a position to help Somalia is itself remarkable; that Somaliland achieved this position without being officially recognised by the international community as a sovereign nation – and thus without being eligible for international assistance – is truly impressive. Click here for the rest of the article
A Video: The lost Clan in Kenya, a community hail from Somaliland
Nairobi (Bederwanaag) August 25, 2010 - An interesting brief video clip by the NTV, which is depicting the story of a lost clan who are for generations living in SAMBURU, a small town of Kenya. They are claiming that their great grandfather hails from the Isaaq ethnic of Somaliland. They are looking their roots as they grapple with identity crisis for so many years. Please help, should you recognize their great grandfather (Photos included), by the name of Afandi Farah, who was an officer in the British Army and certainly among the first Somalilanders who had settled in East Africa especially Kenya. Watch/Daawo
Launch: Nokia 100/101 – single and dual-SIM phones
Toronto (Bederwanaag) August 25, 2011 - Yesterday saw the launch of some powerful new smartphones. But in many parts of the world, phones like those remain science fiction. In large parts of Africa and Asia, in particular, many face the reality of expensive data rates, the uncertainty of being able to connect to a reliable power source and low incomes. For the ‘next billion’ mobile users, a reliable, inexpensive, regular phone is a lot more relevant. That’s the reason we’re launching the Nokia 101 and Nokia 100 today.
How Broadband will get to Somalia
Paris (Bederwanaag) July 11, 2011 - I interviewed Mohamed Ahmed Jama, CEO of Dalkom Somalia and board member of Frontier Optical Networks Ltd (FON) in Kenya. Jama described four potential Broadband cables that could be a part of a terrestrial backbone throughout East Africa, including in Somalia. A fifth was announced yesterday in Somaliland. Though all three of these proposed links are just that—proposals—they are indicative of the rapid growth of Broadband connectivity in the region. Most East African governments are actively engaged in rolling out backbone terrestrial networks, while four years ago the World Bank called East African connectivity the world’s only “missing link.
Video: Xaflad lagu xusayay 27kii May oo ahayd maalintii ciidamadii SNM ay soo galeen Burco
General Mohamed Aideed oo ganafka ku dhuftay in afweyne xabada laga joojiyo 
Documentary: Somaliland, a Republic of Nowhere
Fort McMurray (Bederwanaag) December 5, 2010 - The Republic of Somaliland is not recognised by the international community, but its people continue to work to rebuild the country after years of civil war. The Somaliland diaspora who fled the country as refugees are now returning and are the main contributors of development aid. In Part 2, Historian Boobe Yusuf Duale speaks about the unification of Somalia and the ensuing civil war under the regime of Siad Barre. We then travel with Dr. Aaden Ismail and Dr. Akhmed Askar to Gedebile, where they remember the time they spent there operating a field clinic for refugees fleeing the bombings and masacres in Hargeisa.Watch/Daawo