Bederwanag News Online
Home World News
Business
Photos
Multimedia
Advertise
About Us
Contact Us
Weird News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wacdarihii Fanaanada Maryam Musal ee Xuskii Maalinta Somaliland ee SwedenMaryan Mursal on Somalild Day

Fort McMurray (Bederwanaag) May 26, 2010 - Waa mar kale iyo Sweden iyo Fanaanada Wadaniga ah ee Maryan Mursal oo ka tuntay xafladii maanlinta Soomaalilaad ee 18 May 2010. Runtii xafladaas lagu qabtay Sweden waxay ka mid ahayd xafladihii sannadkan caalamka ka dhacay kuwii ugu wanaagsanaa ee sida haboon loo soo agaasmiay. Watch Daawasho Wacan

 


Somaliland adventure: Bumbling in BerberaSomaliland adventure: Bumbling in Berbera

Hargeisa (Bederwanaag) May 26, 2010 - Besides the painted caves of Laas Geel, the most promising road trip from Somaliland's capital Hargeisa is to Berbera, 160 km north of Hargeisa and the country's main port on the Red Sea. Nobody knows how old Berbera is, but it's been an important port since ancient times and is mentioned in The Periplus of the Erythraean Sea, a Greek sailor's guidebook from the first century AD. It boasts beautiful coral reefs, a lighthouse with a sweeping view, and a historic synagogue. Photo Gallery


Xafladii Maalinta Somaliland ee 18 May iyo Qudbadii Kassim Shiine WaisKassim Wais throwing speech at the Somaliland Day Celebration in Toronto, Canada

Toronto (Bederwanaag) May 25, 2010 - Xuskii maalintii Somaliland ee 19 guuradii ka soo wareegtay maalintii dib loo unkay jiritaanka Somaliland. Waxaa xuskaa ka soo qayb galay dadweyne aad u tiro badan oo yar iyo weyb aan u kala hadhin muujinta, maamuuska iyo xuska maalintan qaaliga inagu joogta ee farxada iyo reerayntaba leh. Waxa hadallo qiimo iyo taariikhba leh ka jeediyay dad waayeel iyo dhalinyaro iskugu jira. Hadaba waxaan gaar-ahaan u soo qaatay khudbadii uu halkaa ka jeediyay inankayga Kassim M. Wais, taas oo aad ii farxad gelisay.


Gudoomiyihii UDUB ee degmada Sabawanaag, Maroodi Jeex oo ku Biiray Xisibig KulmiyeGudoomiyihii Xisbiga UDUB ee Degmada Sabawanaag ee Gobolka Maroodi-Jeex oo ku biiray Xisbiga UDUB

Hargeisa (Bederwanaag) May 24, 2010 - Guddoomiyaha degmada Sabo wanaag ee Xisbiga UDUB Faarax Cismaan Jaamac  ayaa manta ku dhawaaqay inuu Xisbigiisii ka baxay, isla markaana uu iska casilay xubinnimadii Xisbiga, waxaanu sheegay inuu si rasmiya ugu biiray Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE.

Daawo/Watch


The African Century: Toothless parliament a symbol of Africa’s failed ambitions Toothless parliament a symbol of Africa’s failed ambitions

Toronto (Bederwanaag) May 18, 2010 - Despite steps toward greater democracy in many nations, continental initiatives to improve governance have fallen short. t’s a Friday morning in the plush chambers of the Pan-African Parliament, and the members have just finished a brief discussion of the war in Somalia. Now they turn to an issue that really excites them: a promotional video about themselves.

 


Fariimaha Komishanka Doorashooyinka Qaranku U Gudbinayaan CodbixiyayaashaKomishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargeisa (Bederwanaag) May 18, 2010 - Gudida cusub ee doorashooyinku waxa ay ilaa hada muujiyeen go'aan qaadasho adag, dhex-dhexaadnimo, shaqo hufnaan iyo dhaadhicinta maamulka hawlaha la xidhiidha maaraynta doorashada. Waxa kale oo ay u soo xuleen hawdadeeno aqoon leh, kuwaas oo au u igmadeen in ay daadihiyaan hab-usocodka iyo taakulaynta hawshan baaxada leh ee loo baahanyahay in lagu meel mariyo mudo aad u yar. Halkan ka daawo fariimaha & warbixinta komishanka


Bederwanaag News Online